Ururka saxafayiinta Jubbooyinaka ee marka magacooda la so gaabiyo loo yaqan JIJA ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay xoriyada Agaasimaha idaacada Horseed Media, C/fitaax Jaamac, oo ku dhawaad sadex...
Beled-Xaawo-(JIJA)Wariye Max’ed Qani Xuseen Kuusoow ayaa waxaa uu wali ku jiraa xabsi ku yaalla Magaalada Beled-Xaawo ee Woqooyiga Gobolka Gedo halkaasi oo uu ugu Xiranyahay Ururka Al-Shabaab...
Midowga ururka saxafiyiinta Jubbooyinka ee marka magacooda la so gaabiyo la yiraahdo JIJA ayaa manta canbaarayn dusha kaga tuuray xariga iyo jirdilka arxan daradaa ee lagula kacay wariye C/kariim...
Labo sano kadib waxaa inta xasuusta shaqaynaysa Eebe ku manaystay ay san hilmaami Karin, dhacadadii foosha xumayd ee lagu dilay wariye Nasteex Dahir Farax June 7, 2008 dii, xili uu wariyuhu...
More »